Ehelada Mukhtaar Roobow oo beeniyey qoraalkii uu soo saaray Taliyaha NISA

Ehelada Mukhtaar Robow, ku xigeenkii hore ee hogaanka Al-Shabaab oo muddo saddex sano ah u xirnan dowladda Soomaaliya ayaa beeniyey hadal kasoo baxay ku-simaha hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA Gaashaanle Sare Yaasiin Cabdullaahi Maxamuud (Yaasiin Farey). Yaasiin Farey oo ka jawaabayay dalab la xiriiray xaaladda Rooboow uu uga yimid wasiirka Amniga Qaranka Cabdullaahi Maxmed … Continue reading Ehelada Mukhtaar Roobow oo beeniyey qoraalkii uu soo saaray Taliyaha NISA